Tiro ku dhow boqol Carruur ah oo laga soo ururiyay Jidadka muqdisho ayaa ku jira Xero ay Maamusho Siraad Maxamed, oo ku magac dheer Maamo Ugaaso.
Waxaa ay halkan tiro dhalinyaro ah la kaashataa xannaaneynta Carruurta sanado ku dayacnaa jidadka Muqdisho,maantase heysta cunto iyo hooy ay seexdaan.
Siraad ayaa ka sheekeysay marxaladaha ay ka soo martay isu keenidda Carruurta horay darbijiifka u ahaa ee hadda daryeelka heysta.
Halkan ka daawo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/612383430776891