Iyada oo lagu gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramdaan waxaa jira dad xanuunsanaya oo ay ku adag tahay in ay Soomaan iyo kuwa qaba Xanuunnada raaga sida Macaanka iyo Dhiig-karka.
Haddaba sidee u soomi karaan dadkaas, ma jiraan tallaabooyin ay tahay in ay qaadaan si uusan Soonka u dhaafin?.
Waxaan ka wareysannay Dr. Xanaan Axmed Muuse oo ah lataliye xagga cuntada ah.
Halkan Daawo:
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/210075198298657