Home / Cayaaro / Taariikhihii laga diiwaangeliyay Premier League 2021/2022

Taariikhihii laga diiwaangeliyay Premier League 2021/2022

Waxaa la soo gaba gabeeyay Horyaalka Ingiriiska ee Premier League sanadka 2021–22,waxaa uu billowday  13 August 2021 waxana uu soo dhamaaday 22 May 2022.

Waxaa ku guuleysatay Manchester City Koobkeedii 6aad ee EPLka iyo keedii 8aad ee Ingiriiska.

Waxaa heerka 2aad u dhacay kooxaha kala ah; Burnley, Watford iyo  Norwich City.

Champions League waxaa u soo baxay Manchester City, Liverpool, Chelsea iyo  Tottenham Hotspur.

Europa League waxaa u soo baxay Arsenal iyo  Manchester United.

Europa Conference League waxaa u soo baxay West Ham United.

Waxaa la ciyaaray 380 kulan.

Waxaa la dhaliyay 1,071 (2.82 celcelis kulan kasta)

Waxa ugu goolal badan Son Heung-min iyo  Mohamed Salah (23 gool mid kasta)

Gool hayaha ugu wanaagsan Alisson iyo Ederson (20 kulan oo aan gool laga dhalin)

Guusha ugu weyn ee koox ku gaarto gurigeeda         Chelsea 7–0 Norwich City (23 October 2021) iyo Manchester City 7–0 Leeds United (14 December 2021)

Guusha ugu weyn ee meel ka baxsan garoonkaaga lagu gaaro Southampton 0–6 Chelsea

(9 April 2022).

Kulankii ugu goolasha badnaa Manchester City 6–3 Leicester City (26 December 2021).

Kooxda badisay kulamo xiriir ah, Man City 12 kulan. Kooxda aan laga badin waqtiga ugu dheer Liverpool 19 kulan. Kooxda aan guul gaarin waqtiga ugu badan Newcastle          14 kulan.

Waqtiga ugu badan ee guul darro xiriir ah 6 kulan

Brighton & Hove Albion

Leeds United

Norwich City (thrice)

Watford (twice)

Kulankii dadka ugu badan soo xaadireen       73,564 kun oo qof

Manchester United 1–1 Chelsea (28 April 2022)[1]

Kulankii dadka ugu yar soo xaadireen           16,479 kun oo qof

Brentford 2–0 Arsenal(13 August 2021)[1]

About Ahmed Haaddi

error: Copy lama Ogola Fadlan