Home / Habka-Nolosha / Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo caawa sii idlaanaya

Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo caawa sii idlaanaya

Muqdisho – Waxaa maanta iyo caawa garoonka Banaadir lagu soo gebo-gabayn doonaa tartanka kubadda cagat degmooyinka Gobolka Banaadir 2018.

Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo ee gobolka Banaadirkama damabystiisa isgu sooharaydegmooyinka Waaberi iyo Shibis.

Waaberi ayaa sanadki afaraad oo xiriir ah kasoo muuqanaysa fiinaalka tartanka kubadda cagta degmooyinka, waxayna horay ugu guulaysatay 2017 , halka, 2014iyo 2015Xamar Wayne iyo Boondheere ay kaga guulaysteen.

Shibis ayaa dhankeeda sanadkan bilow uu yahay sida tartankan joogtada looga dhigay 2014, basle waxaa hogaaminaya Macallin Aways Laalaash oo Horay Waaberi koobka uga qaaday isagoo hogaaminaya Boondheere sanadki 2015.

Dhanka kale waxaa hadda socda Kulanka kaalinta saddaxaad oo oo ay ku loolamayaan degmooyinka Shangaani iyo Hodon, waxaana jiri doona abaalmarino la bixin doono.

Kooxda ugu wanaagsan, .

11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsan tartanka

Laacibka ugu wanaagsan

Laacibka goolasha ugu badan ka dhaliyay tartanka

Gool-hayaha ugu wanaagsan

Abaalmarin lacageed ooay heli doonaan degmooyinka saddaxda kaalin e eugu horaysay ku dhamaysta.

 

About Ahmed Haaddi

error: Copy lama Ogola Fadlan