Home / Aragtida Islamka / Tirada dadka diinta Islaam-ka qaadanaya sabab laxariirta adkeysiga shacabka Falastiin oo sii badanaya.

Tirada dadka diinta Islaam-ka qaadanaya sabab laxariirta adkeysiga shacabka Falastiin oo sii badanaya.

Himilo – Boqolaal ardada Maraykan ah ayaa qaatay diinta Islaamka xilli ay siibadanayaa dadka caanka ah ee diinta islaamka ku soo biiraya tan iyo markii Isreal ay weerarka ku qaaday magaamada Gaza ee dhulka Falastiiniyiin-ka.

Qaarkamid ah dadkaa soo muslimtay sababta ugu weyn ee u qaateen waxay ku sheegeen adkeysiga dadka falasatiiniyiinta iyo si ay alle ugu xiranyihiin dhibkasta oo gaarta,

Arintani waxay ku soo aadeysaa xilli dibadbaxyada lagu taageerayo shacabka falastiiniyiinta ay ku siibadanayaan Jaamacada dalka Mareykan-ka iyo guud ahaan caalam-ka.

Nearly 2,500 people have been arrested at pro-Palestinian rallies at college and university campuses across the US, according to media outlets.

Muuqaal dibad bax

Kaliya Mareyan-ka ma ahan meelaha laga dareemayo tiro badnaanta dadka Soo islaamaya,

Dalka France- ku dhawaad 20 kun oo qof ayaa qaadatay diinta Islaam-ka dhowrka bilood ee dagaalka Gaza uu socdo halka  Britain si maalin le ah tobaneeyo qof ay u qaadanayaan Diinta Islaamaya.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan