Home / Cayaaro / Tottenham oo qarka u saaran inay heshiis la gaarto Gareth Bale

Tottenham oo qarka u saaran inay heshiis la gaarto Gareth Bale

Himilo – Wakiilka Bale ayaa u sheegay Sky Sports in Gareth uu qarka u saran yahay inuu soo gabagabeeyo waayihiisa Real Madrid.

 “Shaki la’aan Bale ayaa ku dhaw inuu ka tago Real Madrid waqti kasta, si gaar ah 7-dii sano ee u danbeysay” ayuu wakiilka Gareth ee Jonathan Barnett u sheegay Sky Sports.

Waxa uu sii raaciyay in Gareth uu la hadlay macalin Jose una sheegay si Spurs ku wayn tahay qalbigiisa.

La taliyayaasha Gareth ayaa hadda wada hadal la leh Spurs,iyada oo suuragal tahay in heshiis amah ah uu kaga tago Madrid.

Real Madrid ayaase door bideysa in Bale uu kaga tago heshiis rasmi ah.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan