Himilo-dal marka la doonayo in lacunaqabateyo waxaa loo saaraa dhowr nooc, mid dhaqaale, mid amni, mid siyaasadeed, mid xariir iyo dhowr nooc oo kale. Waxaa jira dhowr wadan oo in kabadan dhowr kun oo nooc oo cunaqabateyn ah ay saaranyihiin, dalalkaa waxaa ka mid ah.
Dalkasta inta nooc ee saran iyo sida ay u kala badanyihiin halkan ka aqriso.
Russia: 17,937
Iran: 4,672
Syria: 2,803
North Korea: 2,152
Belarus: 1,417
Myanmar: 908
Venezuela: 747