Home / Habka-Nolosha / XOGTA KULUMADDA: BARCA VS LEICESTER, BAYERN VS REAL & MILAN VS CHELSEA.

XOGTA KULUMADDA: BARCA VS LEICESTER, BAYERN VS REAL & MILAN VS CHELSEA.

Koobka International Championship Cup ayaa caawa waxaa isku arki doono kooxo waaaweyn oo Horyaalada kala duwan ee yurub ka ciyaara. Waxaana ugu xiisaha badan kulanka ay is arki doonaan Kooxaha Real Madrid iyo Buyer Munich.

BACELONA VS LEICESTER CITY.

Kaxa ay koox walba soo qaaday horyaalka wadankeeda. Leicester ayaa si mucjiso leh ksuoo qaaday Horyaalka EPl-ka, halka Barcelona-na ay horyaalka Spain soo qaaday.

Friends Arena garoonka la yiraahdo  oo ku yaala magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayuu caawa ka imaan doona kulanka. 9:00 Fiidnimo ee cawana geeska afrika ayaad ka daawan doontaan.

Waxa aad ka daawan kartaa.

halka ay dadyowga ugu badan ay caawa ka daawan doonaan waaa beIN Sports, kaasoo Dooxa ku yaala ,  Arena Sport, ESPN, Sport TV, Atresmedia, Canal+ Liga, TV3, ayaad iagana ka daawan kartaa.

SHAXDA MACQUULKA AH:

Barcelona possible XI: Masip; Vidal, Martinez, Mathieu, Camara; Suarez, Roberto, Turan; Messi, Suarez, Munir

Leicester City possible XI: Schmeichel; Simpson, Morgan, Huth, Chilwell; Mahrez, Mendy, Drinkwater, Albrighton; Okazaki, Musa.

BAYERN MUNICH VS REAL MADRID.

Layliyhii hore ee kooxda Real Madrid Ancelotti ayaa caawa wajihi doona wiilashiisii hore.

Kulankaan wuxuu kasoo gali doonaa geeska Africa 2:30 Saqda Dhexe.

 

Waxa aad ka daawan kartaa

ESPN2, ESPN Deportes.

SHAXDA MACQUULKA AH.

Bayern Munich (4-2-3-1): Starke; Rafinha, Feldhahn, Martinez, Alaba; Vidal, Alcantara; Benko, Ribery, Pantovic; Green.

Real Madrid (4-4-2): Casilla; Carvajal, Varane, Nacho, Marcelo; Vazquez, Casemiro, Kovacic, Asensio; Diaz, Morata.

 AC MILAN VS CHELSEA.

Antonio Conte kuma cusba kooxda reer Talyaani ee AC MILAN, horyaalka soo kabsanaya ee Serie A-da talyaaniga ayuuna kula soo kulmay tiro ka dhawr jeer. Dhanka kale Alessandro Matri ayaa wajahi doona macalinkiisii hore.

4:00 Saqda Dhexe xiliga Geeska Afrika ayaad kulankaan daawan dontaa.

Kulankaan Magaalada  Minneapolis ee somaalidu ku badantahay ee carriga Mareykan-ka ayuuna ka dhci doonaa.

waxa aad  ka Daawan kartaa

Chelsea TV

SHAXDA MACQUULKA AH.

AC Milan (4-1-4-1): Gabriel; Abate, Vergara, Romagnoli, Antonelli; Montolivo; Suso, Bertolacci, Zanellato, Niang; Adriano

Chelsea (4-2-3-1): Begovic; Aina, Cahill, Terry, Azpilicueta; Oscar, Matic; Willian, Traore, Pedro; Loftus-Cheek

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan