Home / Habka-Nolosha / Yaa horboodaya gool-dhalinta horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A ?

Yaa horboodaya gool-dhalinta horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A ?

Muqdisho – Horyaalka wadanka Talyaaniga ayaa sandkan u muuqda mid ka xiisa badan sanadihii hore kooxaha magaalada Milan ee Inter iyo AC Milan ayaana la filyaa in ay sandkan ka roonaadaan sanadihii hore.

Napoli ayaa hoggaamineysa horyaalka waxeyna markan ka horeysaa Marwada Duqda oo kusoo guuleysaneysay horyaalka lixdii sano ee lasoo dhaafay.

Gool dhalinta horyaalkan waxaa horboodaya laacib yaraha reer Argantina ee Paulo Dybala kaas oo 10 gool dhaliyey lixdii kulan ee ugu horreysay horyaalka.

1-Paulo Dybala |Juventus |10 Gool.

2-Ciro Immobile |Lazio |8 Gool.

3-Edin Dzeko |Roma |6 Gool.

4-Dries Mertens |Napoli |6 Gool.

5-Mauro Icardi | Inter Milan | 6 Gool.

6-José Callejón | Napoli | 4 Gool.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan