Home / Habka-Nolosha / Yaa Ka Dhex Muuqda Ama Ka Maqan Shaxda Labada Naadi Ee Arsenal Iyo Basel.

Yaa Ka Dhex Muuqda Ama Ka Maqan Shaxda Labada Naadi Ee Arsenal Iyo Basel.

Waxaa Caawa ciyaar xiiso badan lagu wadaa iney dhax marto Kooxaha Arsenal iyo Basel waxa naadi ayaa waxa ay ku jiraan diyaar garow adag.

granit-xhaka-hull-city-arsenal-premier-league-17092016_idk8148yhw7c11qfhdqw6ix5m

http://radiohimilo.so

Granit Xhaka  waxa uu khadka dhexe uga dheelin doonaa naadiga Arsenal waxa uuna ka hor tagi doonaa kooxdiisii Basel ee uu ka tirsanaan jiray.

Xiddigan u dhashay dalka Switzerland waxa uu kooxda Arsenal u dhaliyey labo Gool, Arsene Wenger  ayaa amaanay ciyaar laacibka.

Coquelin ayaa waxa uu ka dhaawacmay Jilibka intii ay socotay kulankii 3-0 ay kaga badiyeen naadiga Chelsea waxaa lagu wadaa in ciyaartan uu seego.

Shaxda Labada Koox

radio-himilo

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan