Dhallinyarada ayaa siyaabo kala duwan u adeegsada Baraha Bulshada, qofba waxaa uu baraha bulshada la joogaa hadba waxa garaadkiisu la egyahay. Adeegsiga Baraha Bulshada waxaa lagala kulmaa saameyn togan ama taban,waxaana ay ku xirantahay hadba qofka sida uu u adeegsado. ...
Read More »Monthly Archives: January 2023
Riyaadu Saalixiin Casharka 70aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 70aad.
Read More »Dhibaatooyinka ay la kulmaan Kalluumeysatada Xilliyada Dabeylaha,Dhegeysi
Xiliyada qaar waxaa Baddaha ka dhaca Dabaylo xoogan kuwaas oo sababa khasaaro soo gaara gaadiidka badaahaa maraya, si gaara ah waxay dabaylahaan saameeyaan kaluumaysatada iyo noolaha kale ee badda ku nool. Dabaylahan waxaa ay inta badan ka dhashaan xiliyada Cimillada ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 69aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 69aad.
Read More »Riyaadu Saalixiin, Casharka 68aad
Riyaadu Saalixiin, Casharka 69aad.
Read More »Haween Ganacsigooda Hagbad ka billaabay oo meel wanaagsan maraya, dhegeysi
Tiro Haween ah oo koox koox la isugu xiray ayaa hirgeliyay Ganacsi iyaga u gaar ah,waxaa ay ka soo billaabeen Ayuuto ama Hagbad ay iska ururiyeen,waxaana ay hadda heystaan Ganacsiyo kala duwan. Haweenkan oo dhowr degmo oo Muqdisho ku yaal ...
Read More »Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi
Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan. Hablahan dhalinyada ah waxay ku soo hanaqaadeen dalka, melena ugama bixin mudadii colaadaha. Heerkooda koowaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay ...
Read More »Riyaadu Saalixiin, Casharka 68aad
Riyaadu Saalixiin, Casharka 68aad.
Read More »Maxay yihiin cuddurada ku dhacaya kelyaha?,Wareysi
Kelyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu shaqada badan jirkeeda, cilladaha ku yimaada habsami u socodkooda waxay keeni karaa halis caafimaad. Waxay noo yihiin muhiim, hawlahooda waxaa ka mid ah, kala shaan dhaynta dhiigga, caawinta in la sameeyo unugyada cascas, ...
Read More »Riyaadu-Saalixiin,Casharka 67aad
Riyaadu-Saalixiin,Casharka 67aad
Read More »