Home / 2023 (page 2)

Yearly Archives: 2023

Waa kuwee magaalooyinka ugu quruxda badan sanadka 2023-ka?

Himilo- siidhamaanaya ee 2023-ka waxyaabaha qiimeynta lagu sameeye waxaa kamid ah magaalooyinka aduunka ugu quruxda badan, quruxdan waxaa lagu sameeye qaabdhismeedka iyo maciishada magaalooyinkaa waxa looga iibsado, hadabada magaalooyinkaa iyo boqolkiiba inta lagu qiimeeyo qoroxdooda halkan hoose ka aqri. Venice: ...

Read More »

18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...

Read More »

LIX Ciyaartoy Oo Liverpool Ka Maqnaanaya Kulanka Manchester United ee manta.

Himilo-Kooxda kubadda cagta Liverpool ma haysato walaaca dhaawacyo cusub, laakiin waxay la daalaa-dhacayaan oo ay tebayaan dersin ciyaartooyo hore uga maqnaa oo aan usoo laabanin, kuwaas oo uu ugu dambeeyey Joel Matip oo ay uga dhamaatay Reds maadaama uu dhaawac ...

Read More »

Tobanka qof ee ugu taajirsan dunida sanadkan sii dhamaanaya ee 2023, iyo inta ay tahay hantidooda

Himilo-Tartanka loogu jiro qofka ugu hantida badan caalam-ka marba marka ka dambeysa waa sii xoogeysanayaa. Waxaa jira hantiilayaal sanadka markii uu bilow ahaa kaalmaha koobaad ku jiray balse hada laga kormaray, hadabada waa kuma tobadka qof ee duniga ugu taajirsan? ...

Read More »

Nolosha darbi-jiifta xilliyada qabowgu uu Muqdisho kajiro

Himilo – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani’aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah oo jiifsada gidaaradda waa waaya’aragnimo xanuun badan. Qof kasta oo ina Aadan wuxuu xaq u leeyahay ...

Read More »

kumuu ahaa dalka calankiisa aysan qoraxda kadhicin xilligii gumeystaha?

Himilo-England ama Ingiriiska waa mid kamid ah dalalkii caanka ku ahaa gumeysiga. Dalal badan oo caalam-ka ah ayuuna soo gumeystay, waqti kamid ah waqtiyada ingiriiska waxaa lagu naaneesi jiray dalka aysan cadceedu ka dhicin calankiisa. Hadabada halkan waxaan kuugu soo ...

Read More »

Maxay tahay sababta Faraska taallada u ah Sayidka ay hal lug kor ugu heyso?

Himilo-hadii aad safar badan tahay marka aad dhaxsocoto magaalooyinka duniga waxaad arki kartaa halgamayaashii dalalkaa u soo dagaalamay oo loodhisay taalooyin, tusaale ahaan halgamaayaashii gumeesi ladirirka, marka magaalooyinka turkiga, Somalia, Libya iyo dalal kale oo caalamka ah aad dhaxsocoto waxaad ...

Read More »

11 December – Maalinta caalamiga ah ee Buuraha

Himilo – Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee ...

Read More »

10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha

Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti ...

Read More »

9 Dec – Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah Musuqmaasuqa

Himilo- Sannad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush – halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo Doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa Musuqmaasuqa sannad kasta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan