Home / 2023 (page 3)

Yearly Archives: 2023

Waa kuwee dalalka ugu waxbarashada fiican dunida.

Himilo-Macnaha waxbarasho waa  ficilka ama habka baahinta ama helitaanka aqoon guud, horumarinta awoodaha caqli-galka ah iyo xirfado. Aqoontu waa mida kala hormarisay dalalka aduunka, oo qaarkoodana ay meel sare ka gaareen nolosha qaarkalane ay meel liidaato ka joogaan. Hadaba halkan ...

Read More »

Switzerland oo Libya dib ugu soo celisay taallo 2,000 jirta.

Himilo-Dawladda Switzerland ayaa sannado badan kaddib dib ugu celisay dalka Liibiya taallo qadiimi ah oo dalkaasi laga soo xaday, waxaana taalladan lagu wareejiyay safaarada Liibiya ku leedahay dalka Swizarland. Taalladan lagu wareejiyay dawladda Libya ayaa la’aaminsan yahay inay jirto in ...

Read More »

Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...

Read More »

04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka ...

Read More »

“Haweeneyda ugu da’da weyn Afrika” oo umushay labo mataano ah

Himilo-Haweeney 70 jir ah oo u dhalatay waddanka Uganda ayaa noqotay haweeneyda ugu da’da weyn qaarada Afrika ee dhashay labo mataano ah oo labaduba caafimaad qabaan. Safina Namukwaya oo mataanaheeda uu midkiiba yahay labo kiilo garaam ayaa waxa ay ku ...

Read More »

2 December- Maalinta Caalamiga ee baabi’inta Addoonsiga

Himilo- Addoomeysiga ma ahan keliya taariikhi. Ma uusan dhammaan qarnigii 19aad , balse waxa uu isku beddelay habab kale wuuna sii socday. Dad ka badan 40 milyan oo ruux ayaa dhibbanayaal u ah addoomeysiga casriga ah. Sida uu xaqiijiyay ururka ...

Read More »

Waa imisa tirada dadka aduunka ku nool?

Himilo-irade dadka dunida ku nool waxay gaartay 8.076 billion, sida waxa ay u sii badaneysaa si joogta ah, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka dunida iyo sida ay u kala dad badanyihiin. India 🇮🇳 1.434 billion China 🇨🇳 1.425 ...

Read More »

Xilli roobaadka iyo xanuunada ka dhalan kara biyaha fadhiya jidadka

Himilo – Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka fariista biyo aad u badan oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa ka dhasha cudurro, iyadoo aanay jirin is xilqaan muuqda oo ku aadan in booyado looga saaro biyahan ...

Read More »

Dalalka ugu raqiisan ee lagu noolaan karo dunida

Himilo-Intabada badan xilliyada fasaxa dadka caalam-ku waxay ka fakaraan halkii ay u dalxiis tagi lahaayeen waxa ayna qorshaha ku dalsadaan dalalka ugu jaban ee lagu noolaan karo. Tusaale ahaan kirada guryaha, raashiinka, gawaarida laraacayo iyo dhamaan dhinacyada kale ee nolosha, ...

Read More »

Beeraha Dedan: Xalka mushkiladaha ay wajahaan beeraleyda Soomaaliyeed

Himilo-Dhammaadkii bishii tagtay ee sanadkan ayaa hay’adda maareynta masiibooyinka dowladda federaalka ah ee SODMA soo saartay digniin la xiriirta roobka E lNino, midkaasi oo la saadaalinayo inuu wato biyo fara badan iyo dabeyl. Goobaha ay tilmaamtay inuu si gaar ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan