Himilo – Paris Saint-Germain waxaa la werinayaa in ay daneenayaan Lyon khadkeeda dhexe Houssem Aouar oo ay rabaan in ay soo qaataan sannadka 2021.
Xiisa xooggan waxa uu xiddiga qaranka French kaga imaanayay kooxda Arsenal horraanta sannadkan, iyada oo ugu danbeyn kubbad sameeyahaan uu baaqi kusii ahaaday Groupama Stadium.
Sida ay ku warrameyso RMC Sport, kooxaha PSG and Lyon ayaa qorsheynaya bilaha soo aadan in ay yeeshaan kulan ay ugu wada hadlayaan xaaladda xiddiga.
22 sanno jirkaan heshiiska uu kula jiro naadiga Lyon waxa uu ku egyahay ololaha 2022-23.