Home / Macluumaad (page 10)

Macluumaad

Khubaro: Soonka ayaa kahortag u ah wadno xannuunka

Himilo – Baaritaan lagu daabacay majaladda MedicalXpress ayaa tilmaamay saameynta soonka joogtada ah uu ku reebo caafimaadka wadnaha iyo da’da qofka. Hay’adda caafimaadka wadnaha Mareykanka ayaa sheegtay in soonka joogtada ah uu yareeyo khatarta cudurrada wadnaha isaga oo dheereeya da’da ...

Read More »

Qoys bisha Ramadaan afur u sameeya bulshada kala Diimaha ah

Himilo – Si joogto ah maalin walba tan iyo bishii Ramadaan sannadkii 2013-ka, qoyska reer Dabbours ee Philadelphia waxay cunno afur bilaash ah u sameeyaan qof kasta oo Ameerikaan ah oo soo booqda, sida laga soo xigtay WHYY. “Waxaynu wax ...

Read More »

War-murtiyeed wadajir ah : Munaasabadda maalinta caalamiga ee xorriyadda saxaafadda 2020

MUQDISHO, Soomaaliya 03 May, 2020 –  Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka ah warfidiyeenada iyo warbaahinta ...

Read More »

3 May – Maalinta xurriyadda saxaafadda

Himilo – Sannad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta dunida; loogana difaaco weerarrada ku foolan madax-bannaanidooda iyo in ugu danbeyntii tacsi loo diro ehellada suxufiyiinta u ...

Read More »

Taariikhda Baana Cali; Xiddigii kubadda Koleyga Soomaaliya

Himilo – Allaha u naxariisto Injineer Baana Cali waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1965-kii, isaga oo waxbarashada aasaasiga ah ku soo qaatay dugsiyada Raage Ugaas iyo Macallin Jaamac inta aanu waxbarashada sarre ee Injineeriyadda ku diyaarin jaamacaddo ku ...

Read More »

Waa immisa Muslimiinta ku nool caasimadda Moscow?

Himilo – Madaxa golaha fatwada ee Ruushka Raawi Ceynu Diin ayaa sheegay in tirada Musliimiinta magaalada Moscow tahay 2.5 Milyan oo qofood. Mr Raawi ayaa shaaca ka qaaday xogta kaddib markii uu qabsoomay kulanka 7aad ee golaha fatwada Ruushka oo ...

Read More »

Sida ugu habboon ee qof sooman u samayn karo Jirdhis iyo Jimicsi

Himilo -m Jimicsiga iyo inaad ilaalisid qaab noololeedka caafimaadka ayaa laga yaaba inay noqoto dhibaato balse ka waran haddii aad sameysid taasi adiga oo aan waxbo cunaynin wakhtiya badan maalintii?! Bisha Islaamka ee Ramadan ayaa billaabanaysa isbuucan, iyadoo Muslimiinta ku ...

Read More »

25 April – Maalinta caalamiga ee Duumada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sannad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska

Himilo – 23 April waa maalin hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo waxbarashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska sannadkii 2010 si loogu dabaal-deggo afkan iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga fiiriyo, ...

Read More »

23 April – Maalinta caalamiga ee buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha

Himilo – Maalinta buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sannadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo waxbarashada ee UNESCO. Sannad kasta 23 bisha April ayaa la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabadda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan