Bilowga cayaar walba oo heer caalami ah, qaramada midba inyar ayaa loo aamusaa oo loo tumaa heesta calankooda.
Cayaartoyda xulka qaranka Uruguay ayaa loo saaray astaan aan aheyn toodii qaran xilli ay ka qeybgalayeen xagaagan tartanka Cope America Centenario.
Gegada University of Phoenix Stadium ayay kula cayaareen dhigooda Mexico, hayeeshee wiilasha xulka qaranka Uruguay ayaa loo cayaaray heesta calanka Chile.