Home / Aragtida Islamka / Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray

Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray

Macallin Maxamed Sheekh Cabdullahi; waxaa uu gacantiisa ku qoray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxaana uu howshan waday muddo dheer.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Himilo, waxa uu ku sheegay in uu billaabay qoridda Kitaabka Qur’aanka ah sanadkii 1989kii .

halkan ka daawo Wareyiga.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/225840433368942

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan