Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.
Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Xuska Alle iyo Ahmiyadda uu u leeyahay qof kasta oo Muslim ah.
Waxaa marti noogu ah Sheikh Axmed Sh.Xasan Sh.Quddubi, waxaana soo jeedinaya Aweys Xuseen.
Doxycycline, 10 days no prescription viagra