Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.
Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa sameynta acmaasha wanaagsan iyo astaamaha lagu garto aqbaliddeeda.
Waxaa marti noogu ah Sheikh Maxamed Cabdi Macallin, waxaana soo jeedinaya Axmed Maxamed Maxamuud.