Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore ku wareysanay Axmed Maxamuud Dhicisoow oo ah qoraa, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada iyo maansa-yahanka.
Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-