Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.
Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.
Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa shaqada uu bulshada u hayo guddiga dib u heshiisiinta qaranka,xilligii la aasaasay iyo marxaladihii uu soo maray.
Waxaana barnaamijka marti noogu ah xogyaha guud ee gudiga Cabdicasiis Mukhtaar Macalin (Cabdicasiis Qariidi).
Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka: