Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan, waxaana marti inoogu ah Ismaaciil Axmed Siyaad oo gudoomiyaha dhaq-dhaqaaqa waxaan nahay Hal.

Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

About Himilo Radio

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan