Home / Sahanka Siyaasada / Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa xaaladda cakiran ee taagan bariga dhexe gaar ahaan dalka Siiriya.

Waxaa marti noogu ah Cabdkariin Daa’uud, oo ka faalooda arimaha bariga dhexe.

Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan