Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.
Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.
Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Madaxweynihii hore ee Turkiga Mustafa Kamaal Ataa Turki, waxaana nala falanqeyn doonaa Dr.Maxamed Deeq Ibraahim Cabdi oo cilmiga taariikhda casriga ku heysta darajada PHD.
Waxaana soo jeedinaya Maxamed Sheikh Yuusuf.