Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Talada Takhtarka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Talada Takhtarka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto.

Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa Daaweynta Cudurka Qalalka, Waxaa soo saaray Maxamed Sheikh Yuusuf, waxaana maanta marti inoogu ah barnaamijka Dr CabdiRaxmaan Cumar Cabdi oo Darajada Masterka Ka diyaariyey Caafimaadka Guud.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan