Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah.
Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan in la bixiyo Zakaatul fitriga.
Haddaba goorma ayey gu wanaagsan tahay in la bixiyo Fitrada,waxaa ka jawaabaya Sheekh Shariif Maxamed Cumar
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/6089803484468303