Himilo- Maalinta Caalamiga ah ee Rabshad la’aanta waxaa la xusaa 2da Oktoobar, dhalashada Mahatma Gandhi, hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa xorriyadda Hindiya iyo hormuudka falsafadda iyo istiraatiijiyadda rabshadaha ayaa lagu aadiye maalintan.
Sida ku cad qaraarka Golaha Guud ee QM bishii Juune 15-kii sanadkii 2007 ayaa la aasaasay xuska, Maalinta Caalamiga ah ee rabshad la’aanta. waa munaasabad lagu “faafiyo farriinta rabshad la’aan, oo ay ku jirto waxbarashada iyo wacyigelinta bulshada. Qaraarku wuxuu mar kale xaqiijinayaa “muhiimadda guud ee mabda’a rabshad la’aanta” iyo rabitaanka “in la sugo dhaqanka nabadda, dulqaadka, fahamka iyo rabshadaha”.
Isagoo ka hadlaya golaha guud ee Qm oo ay ku mideysan yihiin 140 wakiilo, wasiira arimada dibadda ee India, Mr. Anand Sharma waxa uu sheegay in arintan ay ka tarjumeyso in laysku ixtiraamo kaladuwaanta Fikirka iyadoo aysan ka dhalan rabshada iyo dhibaato



