Home / Habka-Nolosha / Macalin Klopp oo sheegay in Liverpool ay sifooyin la wadaagto Borussia Dortmund.

Macalin Klopp oo sheegay in Liverpool ay sifooyin la wadaagto Borussia Dortmund.

Liverpool – Macalinka kooxda ku jirta booska saddaxaad ee kala horreynta England PL, Jurgen Klopp ayaa sheegay inuu astaamo uu kooxdiisan ku arkay si lamid ah uga muuqatay kooxdii uu laba mar lasoo qaaday horyaalka Bundusliga Jarmalka ee Borussia Dortmund.

Klopp ayaa sheegay in Liverpool ay si hagaagsan ugu sarakacaysa hiigsiga hore ee kala horreynta horyaalka si lamid ah laacibiintii uu leylin jiray ee reer Borussia Dortmund kuwaas oo kooxda ay ku loolamaan hoggaanka ee Bayern Munich kula balama booska koobaad, waa sida uu hadalka u dhigaye.

“Waxaan dhabtii helnay xaalad ka duwan sanadkii hore. Mawada simi karo laakiin si mid ah ayay labadan kooxood u wadaagaan dhinacyo badan.”

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan