Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 139)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Baaquli lagu xaraashayo $500,000

Himilo – Baaquli yar oo la aaminsan yahay in 600 oo sano ka kor lagu adeegsan jiray dalka Shiinaha ayaa sannadkii 2020 lagu iibiyay $35, hadda waxaa dib loogu iibinayaa lacag aad uga badan middaas. Markii la iibiyay sawiradiisa waxaa ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 21aad

Read More »

Arigii Dugaagga u ekaaday

Himilo – Idaha iyo Ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahan yihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee ku raarma sannadkiiba mar. Haddii kale waxay noqonayaan sida ri’dan oo kale taas oo in ka badan ...

Read More »

Man United oo ka joojin karta Fernandes inuu u ciyaaro xulkiisa bishaan

Himilo – Manchester United ayaa ka joojin karta Bruno Fernandes inuu u ciyaaro Portugal dhamaadka bishaan, tababaraha Ole Gunner Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay. United ayaa u muuqata inay raaceyso hoggaanka kooxda heysata horyaalka Premier League ee Liverpool, taasoo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 20aad

Read More »

Bilyaneer raadinaya dad uu lacag la’aan ku geeyo Dayaxa

Himilo – Yusaku Maezawa oo ah bilyaneer ka soo jeeda Japan wuxuu raadinayaa siddeed ruux oo uu doonayo inay ku wehliyaan safar uu ku tagayo Dayaxa. 45 jirkan muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twtiter-ka ayuu ku sheegay inuusan shuruud gaar ...

Read More »

Shan tababare oo booska Gattuso ka bedeli kara kooxda Napoli

Himilo – Sida laga soo xigtay wargeyska Il Mattino, Napoli iyo Gennaro Gattuso ayaa kala tagaya dhamaadka xili ciyaareedkan, Aurelio De Laurentiis ayaa ka fiirsanaya shan musharax si ay u buuxiyaan booska ciyaaryahanka ku guuleystay Koobka Adduunka ee Italy. Azzurri ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan