Home / Arrimaha Bulshada (page 20)

Arrimaha Bulshada

Isbeddelka qiimaha Xoolaha Suuqyada Muqdisho,Daawo

Iyada oo lagu jiro Ciidda Carafo ayaa sanadkasta xilligan oo kale waxaa isbeddel xagga qiimaha ah laga dareemaa Suuqyada Xoolaha Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Qaar ka mid ah Wariyayaasheena ayaa tagay mid ka mid ah Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha ...

Read More »

Sidee looga xusay Muqdisho munaasibadda 26ka June?,Daawo

Sanadkasta waxaa Soomaaliya laga xusaa todobaadka xorriyadda oo ka billowda 26ka Bisha June kuna dhamaada 1da bisha Julay. Sanadkan waa sanadguuradii 63aad ee ka soo wareegtay markii ay Soomaalida ka xorowday gumeysigii Ingiriiska iyo Talyaaniga iyo israacii Gobollada Koofurta iyo ...

Read More »

Fadliga 10-ka Bisha Carafo,Daawo

Iyada oo lagu guda jiro 10ka hore ee Bisha Carafo ama Dil Xija, ayaa waxaa Sunno ah in la soomo sagaalka maalmood eeka horreysa maalinta Ciidda. Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aadan ayaa inala wadaagay waxyaabaha ay tahay in la sameeyo ...

Read More »

Putin oo nafis helay kaddib markii heshiis laga gaaray xiisadda Wagner

Aqalka Kremlinka ee looga taliyo dalka Raashiya ayaa Fiidkii xalay shaaciyey in Yevgeny Prigozhin laga cafin doono Dembiyada loo haysto iyo inuu ka ambabixi doono dalkaasi. Afhayeenka Aqalka Kremlinka, Dmitry Peskov ayaa xaqiijiyey inuu Yevgeny Prigozhin oo ka soo jeeda ...

Read More »

Jaamiciga aragga la’ ee sameeya Farmaajada, Daawo

Ismaciil Ibraahim waxaa uu ka mid yahay dadka lixaadkoodu dhimanyahay, gaar ahaanna aragga,sidaas oo ay tahay waxaa uu dhameeyay Jaamacad,waxaana uu waxbarashadiisii Jaamacadda kaddib ku waayay fursado shaqo sida ay filaan dhallinyaro badan. Hayeeshee Ismaaciil waxaa uu go’aansaday in uu ...

Read More »

Mexico:Tahriibayaal Kunteenar lagu waday oo la qabtay

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Mexico ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 129 muhaajiriin ah oo laga soo buuxiyay dhabarka dambe ee gaari xamuul ah, sidda ay kasoo xigatay warbaahinta maxaliga ah ee dalkaas. “Muhaajiriintan oo ka kala yimid Guatemala, ...

Read More »

La kulan: Gabadha Sharciyaqaanadda ah ee Farshaxanka ku shaqeysata,Daawo

Muna Iidow,waxaa ay qol ka mid ah Gurigeeda ka sameysatay goob ay ku sameyso aalabaha farshaxanka ee ay dadka aadka u jecelyihiin. Alaabaha ay sameyso waxaa ka mid ah sharraxaadaha la saarto Kubiddiinada,Ubaxyada iyo galka Kutubada, sidoo kale waxaa ay ...

Read More »

Tababar loo qabtay Qalin-maalka da’da yar,Daawo

Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay tababar socday maalmo kooban kaas oo loo qabtay qorayaasha da’da yar ee ku nool magaalada. Ujeeddada waxaa ay ahayd in laga saxo Afka Hooyo maaddaama ay yihiin qorayaal soo baxaya una baahan in la ...

Read More »

Dhallinyaro Jaamacado dhameeyay oo barta farsamada Gacanta,Daawo

Dhallinyarao isugu jira uwo dhameeyay Jaamacaha dalka iyo kuwo hadda dhigta ayey sidoo kale bartaan xirfadda farsamada Gacanta. Waxaa ay sheegayaan in aan la isku halleyn karin waxyaabaha ay ka barteen Jaamacadda maaddaama Adduubyado hadda xoogga saareyso farsamada iyo Tignolojiyadda. ...

Read More »

Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha oo soo dhaweeyay kala xadeynta Bajajata,Daawo

Tan iyo markii Magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galay kala xadeynta Bajaajta ee A iyo B,waxaa arrinkaas dadka soo daweeyay ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ee loo yaqaan BL-ka. Wadayaasha qaar ayaa sheegaya in markii uu go’aankaas dhaqan galay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan