Home / Caafimaad

Caafimaad

WHO: Geerida cudurka daacuunka oo kor u kacday 50% sanadkii 2024

Himilo – Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay  in dhimashada ka dhalatay cudurka daacuunka ay caalamka oo dhan kor u kacday 50% sanadkii 2024, marka loo eego sanadkii ka horreeyay. Xogta WHO ayaa sidoo kale muujisay in kiisaska la soo ...

Read More »

Botswana oo xaalad caafimaad degdeg ah ku dhawaaqday sababo la xiriira daawo yaraan

Himilo – Dalka Botswana ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo degdeg ah kadib markii uu dalkaasi wajahay hoos u dhac weyn oo dhanka dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ah, taas oo dhibaato ku keentay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee lagu daweeyo ...

Read More »

UNICEF: 80,000 Caruur ah oo Galbeedka iyo Bartamaha Afrika ugu jira khatar sare oo ka dhalata Daacuun

Himilo Qaramada Midoobay ayaa ku warrantay in ilaa 80,000 oo carruur ah oo ku nool Galbeedka iyo Bartamaha Afrika ay si weyn ugu jiraan khatarta Daacuun, xilli roobab xooggan ay ka billowdeen gobolka. Hay’adda carruurta ee UNICEF ayaa ku sheegtay ...

Read More »

Mozambique oo laga diiwaangeliyey koror degdeg ah oo kiisaska cudurka Mpox ah

Himilo- Wasaaradda Caafimaadka Mozambique ayaa shaacisay in 48-kii saac ee la soo dhaafay ay dalkaasi kusoo kordheen kiisaska cudurka Mpox, iyadoo la xaqiijiyey 11 kiis oo cusub, inkastoo dhimasho aan la soo werin. Warbixin ay si wadajir ah u soo ...

Read More »

Haweeney laf kalluun ku margatay

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Thailand ayaa la kulantay xaalad naadir ah oo naxdin leh markii laf kalluun ay si lama filaan ah u istaagtay hungurigeeda, taas oo ugu dambeyn ka soo muuqatay maqaarka luqunteeda. Seygeeda Suriyan Buppa-art ayaa ...

Read More »

Hindiya oo diiwaangelisay kiisas cusub oo COVID-19 ah oo gaaraya 4,000

Himilo – Hindiya ayaa Isniintii diiwaangelisay afar dhimasho oo cusub oo la xiriirta cudurka COVID-19, iyadoo tirada guud ee dadka la xaqiijiyay inay qabaan fayraska ay kusii dhowdahay 4,000, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ...

Read More »

Suudaan: 70 qof oo u dhintay cudurka daacuunka labo maalin gudahood

Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Khamiistii sheegtay in ugu yaraan 70 qof ay u dhinteen cudurka cholera magaalada Khartuum laba maalmood gudahood. Warbixin laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee Sudanakhbar ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay la tacaalayaan faafitaanka cudurka cholera ...

Read More »

WHO oo wajahaysa dhibaato dhaqaale oo halis ah kadib go’aannadii maamulka Trump

Himilo – Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa furay shirweynihiisii sannadlaha ahaa iyadoo uu wajahaya mid ka mid ah caqabadahii dhaqaale ee ugu darnaa 77 sano, kadib go’aankii maamulka Trump ee ahaa in Maraykanku yareeyo taageerada dhaqaale ee ururka isla markaana ...

Read More »

05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...

Read More »

Hoos u Dhaca weyn oo ku yimid Keynta Amazon

Himilo-Dhirta keymaha Amazon ayaa hoos u dhacday 30.6% marka la barbardhigo sanadkii hore, sida ay masuuliyiintu sheegeen, taas oo ka dhigtay heerka ugu hooseeya ee burburka keynta mudo sagaal sano ah. Muddo 12-bilood ah, keymaha Amazon ayaa lumiyey 6,288 –km ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan