Muqdisho – Siinta tusaalaha habboon ee farriinta Islaamka iyo daryeelka dadka xanuunsan, dhaqaatiir Muslimiin ah ayaa xarunta al-Shifa ee magaalada San Bernardino waxay ku daweyn jireen dadka danyarta ah 17-kii sano ee lasoo dhaafay. “Waxaan nahay Muslimiin, waxaana aynu dooneynaa inaan ...
Read More »Caafimaad
10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka
Muqdisho – Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo ...
Read More »Induniisiya – Qashin ku beddelo Ceymis Caafimaad oo bilaash ah.
Muqdisho – Si dadka loogu muujiyo in daryeelka aas’aasiga ah ee caafimaadka uusan qaali noqon karin iyo in qashinku uu leeyahay qiimo sarreeya, hal-abuur da’yar Induniisiyan ah ayaa la yimid fikrad mira-dhal ah oo dadka saboolka ah u sahlaysa inay ...
Read More »Dhageyso: Warbixin la xiriirta dhibaatada caafimaad ee ka dhalata biya-fariisiga xilli-roobaadyada.
Muqdisho – Waxa lagu yaqaanno umadaha ku qanca inaysan xal u raadin mushkilad walba oo kusoo noq-noqota ayaa ah waxa aad ku arki karto waddooyinka waaweyn iyo jidadka xaafadaha marka uu roobku da’o. Mana ahan wax kale waa biya-fariisadka xareedda ...
Read More »Hal-ku-dhegga Niyad-jabka – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka 2017
Muqdisho – 7 April sanad kasta waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka oo ku asteysan aa’aaska Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo shalay oo kale sanadkii 1948-kii looga dhawaaqay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Dalalkii ugu horreeyey ee xaadiray ...
Read More »Shisheeyaha guursanaya Sucuudiyaanka oo laga rabo inay maraan tijaabo adag oo caafimaad
Jeddah (Radiohimilo) – Qeyb kamid ah dadaal lagu xadidayo ku adkeynta ajaanibta guur-doonka ku ah gabdhaha Sucuudiyaanka ah, dowladda dalkaas ayaa waajib uga dhigtay guur-doonka aan u dhalin Sucuudiga inay maraan baaris caafimaad oo la xiriirta daroogada iyo maandooriyaha kahor ...
Read More »