Home / Cayaaro (page 10)

Cayaaro

Wolverhampton Wanderers oo xaqiijisay inay la soo wareegtay Sasa Kalajdzic

Himilo – Ka dib markii uu Fabio Silva u ogolaaday inuu amaah ugu wareego Anderlecht, maamulaha kooxda Bruno Lage ayaa si cad u qirtay dhowr toddobaad inuu aad u doonayay inuu la soo saxiixdo ciyaaryahan kula tartami kara Raul Jimenez ...

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqi doonta la soo wareegidda Jude Bellingham

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay soo bandhigtay qorshaheeda ku aadan saxiixa Jude Bellingham oo ka tirsan Borussia Dortmund. Reds ayaa ku dhibtooneysay seddexdii kulan ee furitaanka, iyagoo helay labo dhibcood ka hor inta aysan 2-1 kaga badin ...

Read More »

Manchester United oo dib u soo celinaysa xiisaha Memphis Depay

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsaneyso inay dib u soo ceshato xiisaha ay u qabto weeraryahanka Barcelona Memphis Depay. Maalmihii la soo dhaafay, United ayaa u muuqatay mid suuqa kala iibsiga weli ku jirta kadib ...

Read More »

Jamie Vardy ooo heshiis cusub u saxiixaya Leicester City

Himilo – Leicester City ayaa ku dhawaaqday in Jamie Vardy uu heshiis cusub qalinka ku duugay (ilaa 2024) kaas oo uu ku sii joogi doono garoonka King Power Stadium. Weeraryahanka ayaa wakhi wacan ku qaadanaya kooxda East Midlands, isagoo ka ...

Read More »

Newcastle United oo loo sheegay qiimaha ay ku gadan karto Joao Pedro

Himilo – Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay ku qasban tahay inay bixiso 30 milyan ginni haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Watford Joao Pedro. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Football Insider, Magpies ayaa lagu wargeliyay inaysan ...

Read More »

Tababaraha kooxda Barcelona oo codsanaya in Messi dib loogu soo celiyo Camp Nou

Himilo – Laacibka reer Argentina ayaa xagaagii hore beeca xorta ah uga tagay Camp Nou sababo la xiriira dhanka dhaqaalaha kooxda. Wuxuu ku biiray kooxda ugu tunka weyn horyaalka France ee PSG, balse Messi ayaa weli lala xiriirinayaa inuu ku ...

Read More »

Liverpool oo xaqiijisay inay heshiis kordhin u sameyneyso Harvey Elliott

Himilo – Liverpool ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda Harvey Elliott uu heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa kaas oo gaaraya ilaa xagaaga 2027. 19-sano jirkaan ayaa dib ugu soo biiray safka koowaad ee Jurgen Klopp ka dib markii uu ka soo ...

Read More »

Timo Werner oo dhameystiraya ku laabashada RB Leipzig

Himilo – Xiddiga kooxada Chelsea ee Timo Werner ayaa lagu soo warramayaa inuu dhameystiri doono heshiis uu ugu biirayo naadiga RB Leipzig isla maanta Isniinta. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka qandaraaskiisa Chelsea weli waxaa ka harsan saddex sano balse ...

Read More »

Bournemouth oo dooneysa inay lasoo wareegto goolhayaha Barcelona Neto

Himilo – Bournemouth ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay goolhayaha Barcelona Neto inuu yahay saxiix macquul ah xagaaga. Damaca kooxda ayaa yimid markii ay dib ugu soo laabteen Premier League, Cherries ayaa haatan isku diyaarineysa kulankooda furitaanka xilli ciyaareedka ...

Read More »

Xavi sidee ayuu u arkaa bandhigga Robert Lewandowski?

Himilo – Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa shaaca ka qaaday in uusan ka walaacsanayn gaabiska uu Robert Lewandowski ku bilowday waayihiisa kooxda Catalan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Poland ayaa dhalin wax gool ah saddexdii kulan  ee uu u saftay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan