Home / Maalmaha Caalamiga (page 4)

Maalmaha Caalamiga

28 September- Maalinta caalamiga ah ee helidda xogta guud

Himilo – Tan iyo sannadkii 2016-kii, UNESCO ayaa xusta 28-ka September maalinta caalamiga ee helitaanka guud ee xoggaha kaddib qaraar ka soo baxay Qaramada Midoobay oo loogu asteeyay maalintan xuska xaqqa helitaanka xoggaha caalamka. Helitaanka xoggaha waaa xaq katirsan xuquuqda ...

Read More »

27 September – Maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska Aduunka

Himilo- Maalinta caalamiga ah ee dalxiiska waxaa la xusaa 27 september sanad waliba tan iyo sanadkii 1980kii. Sanadkii 1970 waxaa lasameeye hey’adda UNWTO oo ah hey’ad qaabilsan dalxiiska. Dalxiisku waxa uu qeyb weyn ka qaataa isdhaxgalka bulshada iyo kobaca dhaqaalaha ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee afka tilmaamta

Himilo- Ku dhawaad 72 Milyan oo qofood ayaa naafo ka ah maqalka caalamka oo dhan. 80% dadkaasi waxay ku nool yihiin dalalka soo koraya. Wadar ahaan, waxay adeegsadaan 300 luqadood oo ah afafka kala duwan ee tilmaanta sida laga soo ...

Read More »

21 September – Maalinta Caalamiga ee Nabadda dunida.

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaalada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shinbirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. ...

Read More »

Xirfadlayaal soo bandhigay hibada hal abuurkooda,Daawo

Iyada oo Dunida laga xusay maalinta Xrifadaha Adduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho xuska maalintaas. Munaasibadda oo ay isku arkeen Xirfadlayaal Soomaali ah soona bandhigayay xirfadaha iyo fikradaha ganacsi ee ka dhexguuxayay oo ay rumeeyeen ayey qaarkood ku soo nandhigeen ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee Dadweynaha

Sanadkasta maanta oo kale waxaa Dunida laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee dadweynaha,waxaana la sameeyaa jaantuska kororka tirada dadka ee Caalamka. Sanadkan Isbeddelka tirada dadka ee Caalamka ayaa ka duwan kii sanadkii hore maanta oo kale laga xusay Adduunka. Tirada ...

Read More »

03 May – Maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda

Himilo – Kulan ka dhacay Windhoek -caasimadda Namibia intii u dhaxeysay 29-kii April illaa 03-dii May sanadkii 1991-kii, ayaa laga soo saaray baaq la siiyay magaca magaalada oo lagu ayidayay madax banaanidda, xorriyadda iyo kororka saxaafadda Africa. Marka laga yimaado ...

Read More »

Maxey muhiim u tahay beerista Dhirta?

Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan dhirta ayaa ...

Read More »

Maalinta caalamiga ee haweenka

Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- abuurka  iyo ...

Read More »

13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha

Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay.  waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan