Home / Macluumaad (page 40)

Macluumaad

Taariikhda Cali Mahdi Maxamed

Himilo – Xilli lagu qiyaasay 1938-kii ilaa 1939-kii ayuu ku dhashay Cali Mahdi Maxamed deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu ku qaatay Waxbarashadiisii aasaasiga ahayd Muqdisho, isagoo markii dambana wax barasho dheeraad ah u tagay dalka Masar. ...

Read More »

10 March – Maalinta ka hortagga Tubaakada

Himilo – Adeegsiga sigaarka iyo waxyaabaha la hal-maala keliya ma waxyeeleeyaan sanbabada qofka balse waxay sidoo kale waxyeeleeyaan guud ahaan jirka qofka. 10 March, waxay u beegan tahay maalin loo ol-oleeyo joojinta adeegsiga sigaarka, tubaakada iyo waxyaabaha la mid ah ...

Read More »

Switzerland oo mamnuucaysa xirashada Indho-shareerka

Himilo – Haweenka ku nool switzerland wixii hadda ka dambeeya looma oggolaan doono inay indho-shareer ku xirtaan goobaha dadweynaha ee gaadiidka. Afti dadweyne oo la sameeyay ayay ku suuro gashay in la mamnuuco indho-shareerka iyo wax walba oo wejiga qofka ...

Read More »

La kulan: nin gabar ay saaxiibbo ahaayeen Jasiirad u dhisay

Himilo – 30 jir  magaciisa lagu koobay Xu kana soo jeeda Shiinaha wuxuu jasiirad dhan u dhisay gabar ay saaxiibbo hasaawe wadaag hore ahaayeen. Ujeedada ku xanbaartay dhisidda jaziiradda waxay ahayd wuxuu doonayay inay u soo laabato jacaylkiisii balse waxaa ...

Read More »

Baaquli lagu xaraashayo $500,000

Himilo – Baaquli yar oo la aaminsan yahay in 600 oo sano ka kor lagu adeegsan jiray dalka Shiinaha ayaa sannadkii 2020 lagu iibiyay $35, hadda waxaa dib loogu iibinayaa lacag aad uga badan middaas. Markii la iibiyay sawiradiisa waxaa ...

Read More »

Bilyaneer raadinaya dad uu lacag la’aan ku geeyo Dayaxa

Himilo – Yusaku Maezawa oo ah bilyaneer ka soo jeeda Japan wuxuu raadinayaa siddeed ruux oo uu doonayo inay ku wehliyaan safar uu ku tagayo Dayaxa. 45 jirkan muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twtiter-ka ayuu ku sheegay inuusan shuruud gaar ...

Read More »

Sudan: Bisad hakisay duulimaad diyaaradeed

Himilo – Diyaarad rakaab sidday ayaa si degdeg ah loogu dejiyay garoon ku yaalla dalka Sudan kadib markii duuliyihii ay weerartay bisad. Diyaaradda waxay ku wajahneyd Doha, Qatar. Hal saac iyo bar  markii ay hawada shilka ayaa dhacay waxayna dib ...

Read More »

01 Maarso – Maalinka caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta takoorka

Himilo – 1-da Maarso waxaa loo calaamadeeyay maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka. Si sannadle ah ayaa maalintan loogu dabaal deggaa, ujeedadu waxay tahay in kor loo qaado sinnaanta sharciga dhammaan dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Waa maalin ...

Read More »

New Zealand: Shimbir la raadinayo ciddii lahayd!

Himilo – Masuuliyiinta magaalo ku taalla New Zealand ayaa isku dayaya inay helaan milkiilihii lahaa daa’uus dool ah (baadi ah) oo lagu arkay isagoo dhex socda waddo. Golaha magaalada Wellington ayaa sheegay in masuulyiinka magaalada ay ku soo war-geliyeen daa’uuska ...

Read More »

La kulan – nin afkiisa ku fura gasacyada sajalan

Himilo – Chucky Mady wuxuu ku nool yahay Canada gobolka Ontario, waxaa laga soo duubay muuqaal isaga oo afkiisa si awood leh ugu furaya gasacyada biyaha laga cabbo ee xiran. Sheekada ninkan waxay gaartay dad badan oo fallooyin kala duwan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan