Home / Uncategorized (page 17)

Uncategorized

Kooxada Juventus oo Doonaysa in ay Dhigeeda AC Milan ku Garaacdo Saxiixa Difaaca Midig ee Chelsea Ivanovic.

Kooxda marwada duqda ah ee juventus ayaa doonaysa in ay soo xeragaliso ciyaaryahankaan reer Serbia ee Branislav ivanovic, kaas oo u muuqda in uu ku jiro maalmahiisii ugu dambaeyay garoonka Stamford Bridge ee magaalada London Laacibkan ayaa Chelsea kaga soo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Waxaa Soo Jeedinaya Weriye Maxamed Sheekh Yuusuf Baari Halkan Ka Dhageyso:-

Read More »

Jose Mourinho Oo Doonaya Ciyaaryahanka Qad Dhexe uga Ciyaara Barcelona ee ivan Rakitic Si Uu Ugu Xoojiyo Qadkiisa Dhexe.

Jose mourinho ayaa markaan doonaya in uu dib u habayn xoog leh ku sameeyo kooxdiisa Man United, waxa uuna dalbaday in loo soo xera galiyo madaalaha qadka dhexe ee reer Croatia Ivan rakitic Kooxda Barcelona ayaa wali usoo bandhigin wax ...

Read More »

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamijka  ku wareysanay Prof Ciise Maxamed Siyaad oo Cilmiga Afafka Aqoon u leh. Weriye Axmed Haadi ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya. Halkan Hoose ...

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hawl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Xiddiga Bacelona ee Lionel Messi oo ku soo laabtay Tababarka Buuxa ee Kooxdiisa.

Dhowr toddobaad oo  uu garoomada dhaawac kaga maqnaa ka dib, xiddiga Barcelona ayaa  tababarka buuxa ku soo laabtay maanta oo arbaca ah, inkastoo laga yaabo in aanan uu taam u noqon  xulashada koobaad. Lionel Messi  ayaa ku soo laabtay tababarka ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa xaaladda cakiran ee taagan bariga dhexe gaar ahaan dalka Siiriya. Waxaa marti noogu ah Cabdkariin Daa’uud, oo ka faalooda arimaha bariga dhexe. Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan