Home / Uncategorized (page 18)

Uncategorized

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Ustaad Cabdulaahi Maxamed Sheegow oo ah qoraa u dhaq-dhaqaaqa afsoomaaliya, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Xiriirka Ka Dhaxeeya Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Waxaa marti noogu ah Maxamed Cabdulaahi Diiriye, oo darajada Labaad ka diyaariya cilmiga Dhaqaalaha. Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya. Halkan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowsa Sh. Cabdiraxmaan. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Talada Takhtarka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa Daaweynta Cudurka Qalalka, Waxaa soo ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Axmed Maxamuud Dhicisoow oo ah qoraa, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada  iyo maansa-yahanka. Weriye ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan