Home / Cayaaro / Manchester United oo u dhaqaaqday laacib ka tirsan Benfica

Manchester United oo u dhaqaaqday laacib ka tirsan Benfica

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Benfica daafacooda ee  Nuno Tavares.

20 sanno jirkaan ayaa tan iyo markii uu kooxda koobaad u saftay kulankiisii ugu horreeyay u ciyaaray 33 kulan oo ay ku jiraan 17 kulan oo fasal ciyaareedkan ah.

Tavares heshiiska uu kooxdiisa kula jiro waxa uu ku egyahay sannadka  2024, laacibkan waxaa  raadinaya kooxo badan oo ay Man Utd ugu horreyso.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan