Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 1aad”

0
8

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Kitaabka Safiinatu Nagaa ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa duubay Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamed Cali Gurey.



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here