Todobaad kaddib waa sidee Bajaajlayaasha fuliyay amarka A iyo B?, Daawo

Dowladda Soomaaliya ayaa 25kii Bisha Muqdisho ka dhaqangelisay amar Dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta loogu kala sameeyay A iyo B oo midba maalin shaqeyneyso.

Hadal heyn ayey arrinkan ka dhex abuurtay bulshada Muqdisho, sida Gaadiidleyda, dad weynaha Rakaab ahaan u raaca iyo Bajaajlayaasha laftooda.

Bajaajlayaasha qaar ayaa sheegaya in arrintan ay fursad siisay oo ay qaraabo salaan heleen halka kuwo kale ay sheegayaan in ay ku caajiseen maalin dhaafka ama dhib ku tahay maaddaama ay wataan Mootooyin kiro ah.

haddaba hal todobaad kaddib sidee ula qabsadeen A iyo B?

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/260682539953876

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan