Yearly Archives: Today at 7:58 am
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Aabaha Gool-hayaha Liverpool Alisson Becker oo maydkiisa la helay
Himilo – Ciyaaryahanka reer Brazil kooxdiisii hore ee Internacional ayaa xaqiijisay geerida aabaha dhalay ciyaaryahanka, Jose Agostinho Becker. Internacional ayaa xaqiijisay in aabaha goolhayaha Liverpool Alisson Becker uu dhintay ka dib markii uu shil ku galay haro biyood. Warka ayaa ...
Read More »La kulan – nin afkiisa ku fura gasacyada sajalan
Himilo – Chucky Mady wuxuu ku nool yahay Canada gobolka Ontario, waxaa laga soo duubay muuqaal isaga oo afkiisa si awood leh ugu furaya gasacyada biyaha laga cabbo ee xiran. Sheekada ninkan waxay gaartay dad badan oo fallooyin kala duwan ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 14aad
Kooxda Torino oo Toddobaadka soo aadan aan ciyaari doonin Horyaalka
Himilo – Siddeed kiis oo coronavirus ah ayaa lagu soo waramayaa in laga helay ciyaartoyda Torino. kooxda waxay halis ugu jirtaa inay dib u dhigto labada kulan ee soo socota ee Sassuolo iyo Lazio. Waxay u muuqataa wax iska cad ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 13aad
Faransiiska: Masjid ‘gabaad siinaya’ Darbi-jiifta
Himilo – Qabowga daran ee ka jira qeybo dunida kamid ah, masjid ku yaal Faransiiska ayaa albaabada u furay kuwa dibjirka iyo qaxootiga. “Muslimiinta ayaa gabaad na siiyay; waxaana ku faraxsanahay inan helno,” shwor, oo ah qaxooti ka yimid Nepal ...
Read More »Barcelona oo muujineysa xiisaha ay u hayso Alexander Isak
Himilo – Xaaladda dhaqaale ee kooxda oo aan cago badan ku taagneyn ayaa lagu wadaa inay ciyaaryahannada qaar saameyso sii joogitaankooda Camp Nou. Xiddigo uu ku jiro Lionel Messi ayaa la filayaa inay ka meel daydaan Barcelona. Sidaas darteed madaxda ...
Read More »