Himilo – Japan waa jamhuuriyad jasiirad ah oo ku taalla bariga Asia. Badka dhulkeeda waa 377,915 km labo-jibbaaran. Waa hoyga 126.8 milyan oo qof. Caasimadda ugu dadka badan uguna wayn waa Tokyo. Lacagta rasmiga ah ee laga isticmaalo waxaa la ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Wasiir dabbaalanayay 12 saac si uu u ka badbaado
Himilo – “Dabbaasha oo aad barataa waad ku badbaadi kartaa haddii uusan waqtigaaga gelin”, waa sheekada wasiir ka tirsan golaha wasiirada Madagascar, kaasi oo muddo 12 saac ah dabbaalanayay si uu u gaaro xeebta. Mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga ...
Read More »10-kii dhaawac ee ugu xumaa ee taariikhda Premier League
Himilo – Inkasta oo ay kubbadda casriga ah ay noqotey mid jilicsan, weli waxaa jira dhowr dhaawacyo oo naxdin leh oo ku dhaca ciyaartoyda. Xiddigaha Premier League waxay caadi ahaan filan karaan muruq cidhiidhi ah ama cag, laakiin nasiib darro ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 113aad
Saxiix kasta oo ay Liverpool samaysay January kasta10 kii sano ee la soo dhaafay midkii ugu xumaa ilaa kii ugu fiicnaa
Himilo – Marka laga soo dhamaado Ciyaaraha Boxing Day ee Premier League, daaqadda kala iibsiga Janaayo wuxuu galaa heerka dhexe. Si ka duwan toddobaadyadii damaashaadka ahaa ee ka horreeyay, suuqa Jiilaalka waa dhif waqtiga wax bixinta sababtoo ah madax adaygga ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 112aad
Gabar askari ah oo loo xiray inay aqbashay codsi guur iyadoo ku jirta shaqada
Himilo – Waxa ay ahayd in ay noqoto mid ka mid ah waayo-aragnimadii ugu farxadda badnayd ee nolosheeda oo isu beddeshay riyo naxdin leh oo ku dhacday askariyad Nigerian ah, ka dib markii lagu xiray iyada oo aqbashay dalab guur ...
Read More »Macluumaad ku saabsan ballanta
Himilo – Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ...
Read More »8 ciyaartoy oo caan ah oo guulo ka soo hooyey jilaanimo ka dib markii ay kabaha kubadda cagta bixiyeen
Himilo – Vinnie Jones waxa uu raad-raac u ahaa ciyaartoyda kubbadda cagta ee u soo jeestay jilidda ka dib markii ay kabaha iska bixiyaan – iyagoo ka soo bilaabay Wimbledon una gudbay Hollywood-ka iyada oo ay ugu wacan tahay aragtida ...
Read More »La kulan: Shauna Rae oo ah haweeney 22 jir ah oo u eg ilmo 8 jir ah
Himilo – Ka dib markii ay ka badbaaday kansarka maskaxda ee caruurnimadeedii, 22-sano jirta Shauna Rae’ korriimadeedii ayaa hakad gashay oo hadda waa naag da’yar oo u eg ilmo 8 jir ah. Shauna Rae ayaa laga helay kansarka maskaxda iyada ...
Read More » Radio Himilo
Radio Himilo 
				 
							
 
							 
							 
							 
							 
							 
							 
							