Home / 2021 (page 5)

Yearly Archives: 2021

Sergio Aguero oo ilmeynaya ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha

Himilo – Sergio Aguero ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha kubadda cagta, kaddib xanuun dhanka wadnaha ah. 33 jirkan ayaa u dhaliyay 427 gool xirfadiisa koox iyo waddan wuxuuna kula guulaystay 20 koob oo waaweyn oo uu ku jiro ...

Read More »

Maxaad kala socotaa rikoorka xun ee kabtanimada Arsenal

Himilo – Gudaha rikoorka xun  ee kabtanimada Arsenal taas oo u horseeday masiibo sagaalkii kabtan ee ugu dambeeyay. Kabtanka kale ee Arsenal ee ku fashilmay Pierre-Emerick Aubameyang ayaa keenay soo jeedin ah in booskaas la habaaray. Mikel Arteta ayaa xilka ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan dhismaha ugu dheer caalamka

Himilo – Burj khalifa waa dhismaha ugu dheer caalamka, waxa uu ku yaal magaalada Dubai, dalka Imaaraadka Carabta, waxa uu ka kooban yahay degaanno, xafiisyo iyo goobo nasiino. Burj khalifa waxaa leh shirkada hormarinta guryaha ee Emaar. Dhismaha oo ku ...

Read More »

Dhakhtar sameeyay in ka badan 37,000 oo qalliino bilaash ah

Himilo – Dhakhtar u dhashay dalka Hindiya oo ku takhasustay qalliinka balaastiigga ah ayaa lagu ammaanaa inuu yahay geesi aan koofiyad lahayn ka dib markii uu in badan oo noloshiisa ka mid ah ku qaatay samaynta in ka badan 37,000 ...

Read More »

Wargeysyada ugu waawayn Spain oo weerar ku qaaday UEFA

Himilo – Wargeysyada Isboortiga ee Spain ka soo baxa ayaa ku weeraray UEFA boga gooda hore kuna tilmaamay ‘ceeb’ ka dib isku aadkii muranka dhaliyay ee 16-kii Champions League ee ay Real Madrid ku aaday Paris Saint-Germain – ka dib ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan keynta Amazon

Amazon waa keynta ugu weyn caalamka, waxay ku fadhisaa 5.5 milyan km labo jibbaarab. dhul ahaan waxay ka wayntahay UK iyo Ireland 17 jeer. Amazon waxay dhacdaa koofurta America, waxay ku fidsantahay dalalka Brazil, Bolivia, Peru, Ecuador, Colombia, Venezuela, Guyana, ...

Read More »

Maxaa kaaga imaan kara ku jimicsiga meel leh hawo wasakheysan?

Himilo – Sida lagu ogaaday cilmi baaris cusub ku jimicsiga meelaha ay ku badan tahay hawada wasakheysan waxay saameyn ku yeelan kartaa maskaxda. Ciyaaraha qaar sida kubbadda cagta, kubbadda miiska iyo orodka waxay qofka ka caawiyaan inuu ka badbaado xannuunada ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 105aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 104aad

Read More »

Maxaa iska beddelay xilli ciyaareedkan isku aadka wareega 16ka Champions League

Himilo – Isku aadka ayaa ka dhici doona xarunta UEFA ee magaalada Nyon ee dalka Switzerland maanta oo Isniin ah 13ka December. Xafladdu waxay bilaabanaysaa 2:00PM (labada duhurnimo) Geeska Africa. Waa kuwee kooxaha isku aadka wareega 16-ka ee Champions League? ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan