Home / 2024

Yearly Archives: 2024

Taariiq nololeedka Fanaanada Luul Jeylaani oo Mareykan-ka ku geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Minnesota ee dallka Mareykan ku geeriyooday Fannaanaddii weynayd ee Luul Jaeylaani Cali oo sidoo kale kamid ahayd Jillaayaashii riwaayadaha ee loogu jeclaa barisamaadkii. Luul Jaylaani oo loo garan ogaa “maama Luul” ayaa caan ku ahayd ...

Read More »

Jimmy Carter oo geeriyooday isaga oo 100-sano jir ah

Madaxweynihi hore ee dalka Mareykanka Jimmy Carter, ayaa shalay oo Axadd aheyd ku geeriyooday xarun si gaar ah  loogu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka. Jimmy Carter ayaa ahaa madaxweynihi ...

Read More »

6,000 oo maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaal Mozambique

Himilo-Qiyaastii 6,000 maxbuus ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal magaalada caasimadda u ah Mozambique, Maputo, sida ay sheegeen booliska, iyadoo rabshadaha doorashada ee socday toddobaadyadii u dambeeyay ay weli ruxayaan dalka Koonfur Afrika. Taliyaha booliska dalka, Bernadino Rafael, ayaa sheegay ...

Read More »

Soomaalida ku nool Mozambique oo culeys adag wajahaya.

Himilo-Soomaali badan oo ganacsato ah ayaa dhac iyo boob loogu geystay dalka Mozambique oo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay natiijada doorashada lagu muransan yahay ee dalkaasi. Soddon iyo saddex qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen ...

Read More »

Bini-aadamka oo markii ugu horeyse iskudayaya in uu gaaro Qoraxd

Himilo-Hey’adda duulimaadka hawada sare ee NASA ayaa isku dayaya inay sameeyaan taariikh cusub iyaga oo markii ugu horraysay diraya dayax gacmeed la filayo inuu u dhawaado qorraxda. Parker Solar Probe, ayaa dhexmaraya jawiga sare ee xidigaha isaga oo u adkaysankara ...

Read More »

Israel oo markii ugu horeyse qiratay dilka Haniya

Himilo- Wasiirka difaaca ee Israa’iil ayaa markii ugu horreysay qirtay in Israa’iil ay bishii July ku dishay Tehran hoggaamiyihii siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah. Israel Katz ayaa hadalkan ku sheegay khudbad uu wacad ku maray inay beegsan doonto madaxda dhaq-dhaqaaqa ...

Read More »

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Himilo-Waxa la soo afjaray todobaadkii 16-aad ee horyaalka premier League oo meel xiiso leh maraya. Kooxaha reer Manchester ayaa la kulmay guuldarooyin xanuun badan iyaga oo sii wada qaab ciyaareedkoodii liitay. Kooxda Hogaaminaysa horyaalka ee Liverpool ayaa ku dur-durisay kooxda ...

Read More »

TikTok oo laga mamnuucayo Albenia

Himilo-Ra’iisul Wasaaraha Albania, Edi Rama, ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah dalkiisa la mamnuuci doono TikTok, isaga oo ku eedeeyay aaladda ay Shiinuhu leeyahay in ay hurinayso rabshado, kaddib markii wiil arday ah oo 14-jir ah lagu tooriyeeyay ...

Read More »

QM: 40 Milyan oo qof oo Wajahaya Gaajo ka Jirta Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Himilo-In ka badan 40 milyan oo qof ayaa hadda la daalaa dhacaya inay quudiyaan naftooda guud ahaan Galbeedka iyo Bartamaha Afrika, iyadoo tiradaas la filayo iinay gaarto 52 milyan bartamaha sanadka soo socda, sida ay  sheegtay hay’adda cunnada ee Qaramada ...

Read More »

Hogaamiyaha Suuriya oo sheegay in dalkiisa uusan khatar ku ahayn dalalka Reer galbeedka.

Himilo- Hogaamiyaha dalka Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in dalkaas uu uu daashaday dagaal, isla markaana aanu khatar ku ahayn dalalka deriska la ah iyo reer Galbeedka. Hogaamiyaha Suuriya , ayaa u ku baaqay in la qaado cunaqabateynta saaran “Hadda, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan