Home / Author Archives: radio himilo (page 70)

Author Archives: radio himilo

Dembele: Waxaan xiriir la yeeshay Barca sanadkii hore.”

Muqdisho – Laacibka kooxda Borussia Dortmund, Ousmane Dembele ayaa qirtay in Barcelona ay xiiseynaysay bandhigiisa sanadkii hore xilli wali lala xiriirinayo xaggeeda. Dembele, oo 20 jir ah, ayaa daqiiqadii 78aad goolkii guusha xulkiisa u dhaliyay ciyaartii ay England kula ciyaareen Paris. Xiddiga ...

Read More »

Juventus oo adduun €35m ku bixinaysa laacibka Douglas Costa.

Muqdisho – Juventus ayaa u dhaqaaqaysa Douglas Costa ee kooxda Bayern Munich – iyada u ku han weyn inay ku bixiso adduun gaaraya €35 million, sidaas waxaa fahamsan Goal. Xiddiga xulka Qaranka Brazil ayaa bartilmaameed u ah kooxda Serie A toddobaadyadii dhawaa – ...

Read More »

Koox ku dabaal-degaysa sawir muujinaya dulqaadka diimeed ee Induniisiya.

Jakarta – Sawir muujinaya saddex ciyaartoy Balinese ah gudaha dalka Indonesia ayaa ku baahay baraha bulshada – wuxuuna noqday astaan lagu muujinayo dulqaadka diimeed ee ka dhaxeeya Muslimiinta, Hinduuga iyo Kirishtanka. Kan sare jooga Ngurah Nanak waa Hinduu; midka jilbaha ku ...

Read More »

Hallerbos – Keynta Buluugga ee Biljamka.

Muqdisho – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...

Read More »

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 13- 06- 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

Sirta Guusha dalka Japan

Muqdisho – Marka aad maqasho dalka Japan, durba waxaa kuu sawirma duni ku horumartay tiknoolojiyadda casriga ee maanta iyo dalka kamid ah kuwa ugu tunka weyn dhaqaalaha adduunka. Taasina ma ahan mid kugu cusub. Waayo ereyga Japan waxaad maqli jirtay ...

Read More »

Dhegeyso:- barnaamijka tartanka qur’aan aqriska bisha ramaadaan ee idaacadda Himilo.

Idaacadda Himilo  kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI. Halkan hoose ka dhegeyso. Tebintii labaad ee barnaamijka 

Read More »

Dhegeyso:- barnaamijka tartanka qur’aan aqriska bisha ramaadaan ee idaacadda Himilo.

Idaacadda Himilo  kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI. Halkan hoose ka dhageyso.  

Read More »

Faallo: Saboolnimada iyo Siyaad-xumida.

Muqdisho – Mahadhada ay reebaan abaaraha dalka kusoo rakaadma tirsiga gu’yaalaha is xiga waxay noqdeen kuwa iska daba yimaada dhowr sano kadibba. Dadka oo u badan xoola-dhaqato iyo dalka oo jugraafi ahaan ku yaalla dhul ooma-soore ah ayaa abaaraha u ...

Read More »

Costa oo albaabada u furaya ku biirista Atletico.

Muqdisho – Diego Costa ayaa iska diiday inuu ku biiro horyaalka Shiinaha Chinese Super League – hayeeshe wuxuu albaabada u furtay ku laabashada kooxda Atletico Madrid. Macalinka Chelsea ayaa u sheegay laacibkan uu fasax yahay xagaaga soo aadan oo uu raadsan karo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan