Himilo – Bayer Leverkusen ayaa u sheegtay Chelsea in ay la timaado heshiis ku saabsan Kai Havertz ugu danbeyn 28-ka bishan August. Wararka ayaa sheegaya in lagu heshiin laa’yahay qiimaha lacageed ee cayaaryahanka oo dhaliyay islamarkaana caawiyay 38 gool labadii ...
Read More »Author Archives: Mahad Mohamed
Swamiji – Samata-bixiyaha Shinbiraha!
Himilo – Goor sii horreysay ayaa Buugga Guinness World Records wuxuu Dr. Sri Ganapathy Sachchidananda Swamiji u aqoonsaday hoyga shinbiraha. Ma ahan ururiye kaas oo ku raaxaysta isu keenista haadda xurriyo duulaysa, hayeeshe waa naxariisle samata-bixiya shinbiraha dabargo’aya, dhaawacan ama ...
Read More »Liverpool oo u dhaqaaqi karta Sancho haddii Man United ku guuldarreysato heshiiskiisa
Himilo – Liverpool ayaa qorsheynaysa in ay ku dhaqaaqdo Jadon Sancho xagaaga soo socda haddii Man United ku guuldareysato in ay heshiis la gaarto xiddiga Borussia Dortmund. Cayaaryahanka Ingiriiska ayaa aha bartilmaameedka koowaad ee Man United kahor ol-olaha 2020-21 xilli ...
Read More »Shiinaha – Qoys Shinni la nool muddo 15 sanno ah!
Himilo – Aragga kolonyo Shinni ah oo hareerahaada ka gunuunacaysa waxay ku filan tahay inay kugu rido argagax, hayeeshe hal qoys oo Shiinees ah ayaa gurigooda kula noolaa muddo 15 sanno ah. Waxay xattaa ka guran jireen malabka iyaga oo ...
Read More »Arsenal oo diyaarineysa heshiiska qandaraaska cusub ee Aubameyang
Himilo – Arsenal ayaa diyaarineysa warqadaha heshiiska cusub ee cayaaryahanka Pierre-Emerick Aubameyang sid ay tilmaamayaan warbixinno. Inkasta oo qandaraaskiisa ay ka harsan tahay muddo ka yar sannad, haddana cayaaryahanka reer Gabon ayaa qalinka ku duugaya heshiis cusub oo uu la ...
Read More »Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada
Himilo – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata. Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay ...
Read More »Juventus oo iibin karta Cristiano Ronaldo
Himilo – Juventus ayaa ka arrinsaneysa in ay iibiso cayaaryahanka Cristiano Ronaldo xagaagan haddii loola yimaado dalab macquul ah. Ronaldo ayaa illaa iyo immika u saftay Juventus 89 kulan isaga oo dhaliyay 65 gool. Si kasta, marka la eego culeysyada ...
Read More »Lakulan – Ninka darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan
Himilo – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 ...
Read More »Pochettino oo noqonaya tababaraha xiga ee Man City
Himilo – Mauricio Pochettino ayaa noqon kara tababaraha xiga ee Manchester City haddii Pep Guardiola ka tago kooxda. Shaki badan ayaa ku hareereysan mustaqbalka Guardiola kaddib markii si niyad jab leh ay kooxdiisa uga hartay tartanka Champions League. 49 jirka ...
Read More »Halkee ayuu ku yaallaa matxafka lagu keydiyo xusuusta xiriirrada go’ay
Himilo – Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan daawashada dhammaan nuucyada sheekooyinka iyo agabyada xusuusashada leh oo ay ku deeqaan dadka qalbi-jabku soo gaaro ee ...
Read More »