Home / Dibadda (page 67)

Dibadda

Loris Karius oo Liverpool kaga tegaya si amaah ah

Himilo – Goolhayaha Liverpool ee Loris Karius ayaa la werinayaa in uu ku dhow yahay in uu si amaah ugu dhaqaaqo kooxda. 27-jirkaan ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ku qaatay kooxda Turkiga ka dhisan ee Besiktas, laakiin heshiiskiisa ayaa ...

Read More »

Manchester United iyo Arsenal oo ku tartamaya Samuel Umtiti

Himilo – Sida ay ku warameyso Sport, naadiyada Manchester United and Arsenal ayaa ah labada koox ee hoggaaminaya tartanka loogu jiro saxiixa Barcelona ee Samuel Umtiti. Manchester United ayaa u baahan daafac dhexe oo leh tayo sare halka Arsenal raadineyso ...

Read More »

Dele Alli oo markii labaad aanan kusoo bixin shaxda Mourinho

Himilo – Dele Alli, ayaa todobaadkii labaad ka maqan shax ciyaareedka macalinka Tottenham ee Jose Mourinho, iyadoo ay jiraan warar la isla dhex marayo oo ku aadan mustaqbalka xiddigan. 24-jirkan ayaan sabab aanan la shaacin ku seegay kulankii kooxda Spurs ...

Read More »

West Ham United oo amaah ku dooneysa Antonio Rudiger

Himilo – Kooxda West Ham United ayaa la werinayaa in ay xiiseynayaa daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger, kaasi oo ay ku doonayaan si amaah ah. Frank Lampard ayaa safkiisa ka saaray Rudiger, taasi oo xiddigan ku hoggaamineysa ka tegitaanka garoonka ...

Read More »

Milkiilaha Lyon oo sheegay in Arsenal aysan bixin karin qiimaha Aouar

Himilo – Jean-Michel Aulas, milkiilaha ahna madaxweynaha kooxda Lyon, ayaa ka hadlay warar dhawaanahan la isla dhex marayey oo ku aadanaa mustaqbalka Houssem Aouar. Aulas, ayaa qoraal uu ku daabacay Twitter-kiisa ku sheegay in Arsenal aysan u dhaweyn iibsashada xiddigga ...

Read More »

Barcelona oo qaadacday dalab lagu doonayay Ansu Fati

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa la warinayaan inay iska diiday dalab ku kacaya 137-milyan oo ginni, kaas oo lagu doonayey weeraryahankeeda da’da yare ee Ansu Fati. Inkasto aanan si rasmi ah loo shaacin kooxda gudbisay dalabkaasi, Hadana kooxda Manchester United ...

Read More »

Chelsea oo sameysay saxiixeedii 7aad ee suuqa

Himilo – Kooxda Blues, ayaa heshiis ku kacaya 22-milyan oo gani kula soo wareegtay gool haye Edouard Mendy, kaas oo joogi doona garoonka Stamford Bridge muddo shan sanno ah. 28-jirkan ayaa noqonaya saxiixii todobaad oo ay sameeyso kooxda xagaagan. Xiddigaha ...

Read More »

Southampton oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan Everton

Himilo – Southampton, kooxda ku ciyaarta garoonka qaada 32-ka kun ee daawade, ayaa xiiseyneysa saxiixa xiddigga ka tirsan kooxda Everton ee Tom Davies. Kooxda ayaa dooneysa in qaab amaah ah ay kusoo qaadato xiddigga, balse Everton ayaa doorbideysa inay iibiso. ...

Read More »

Wolves oo dhammeystirtay saxiixa Semedo

Himilo – Kooxda ku ciyaarta garoonka Molineux ee Wolverhampton, ayaa dhammeystirtay heshiis seddax sanno ah, si ay ula soo wareegto daafaca midig ee Barcelona Nelson Semedo. Semedo oo lagula soo wareegay aduun dhan 36.8-milyan oo Ganni, ayaa baddel u noqon ...

Read More »

PSG oo bixineysa £75-milyan si ay u hesho Kalidou Koulibaly

Himilo – Daafaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ayaa hadda waxaa doodoonaya kooxaha PSG iyo Manchester City, iyadoo mid waliba dooneysa inuu kusoo biiro laacibkan Africanka ah. The Telegraph, ayaa qoreysa in PSG ay dooneyso in Koulibaly ay ku xoojiso ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan