Uefa oo tallaabo ka qaadeysa Jose Mourinho:

Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee Uefa  ayaa weydiistay garsoorihii ciyaartii Saville iyo Roma in uu soo gudbiyo warbixinta la xiriirta Jose si tallaabo looga qaado.

Macallinka ayaa lagu eedeeyay in uu ciyaarta kaddib Garsoorayaasha uga hortagay meesha Gawaarida lagu meeleeyo iyada oo aan la ogeyn waxa dhex maray.

Uefa,waxaa ay GarsooreAnthony Taylor weydiisatay in uu warbixinta siiyo si ay go’aan uga gaaraan Jose oo xitaa inta ciyaarta socotay dhaqan xumo sameynayay.

Roma ayaa gool ku laad looga qaaday finalkii 6aad ee Mourinho,waxaana Savilla ay qaadday finalkeedii todobaad oo xiriir ah.

 

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan