Home / 2016 / October (page 3)

Monthly Archives: October 2016

Dele Alli “Waxa ay ahaayeen koox weyn, balse waxa aan tusnay waxa aan nahay,”.

Ciyaaryahanka Khadka Dhexe uga dheela Kooxda Tottenham ee Dele Alli ayaa waxa uu aad u amaanay guushii kooxdiisa ay ka gaartay naadiga Manchester City. Axaddii ayay labada koox foodda isku dareen garoonka White Hart Lane ee ay leedahay Tottenham waxaana ...

Read More »

Bulgaria oo laga mamnuucay Niqaabka.

Baarlamaanka Bulgaria ayaa haweenka dalkaas ka mamnuucay niqaabka ay ku dhex sitaan  goobaha dadweynaha. Xizbiga garabka midig iyo jabhadda qaran ee magaceeda loo soo gaabiyo NF ayaa kala qeyb qaatay xukuumadda wadaaga ah in sharcigaas oo qabyo ahaa la hor ...

Read More »

Wax Ka Ogow ShaxdaTottenham Hotspur iyo Manchester City.

Kooxda Manchester City ayaa waxa ay u safri doontaa Galabnimda Aaxadda White Hart Lane halkaasi oo ay ciyaar ku dhex mari doonto naadiga Tottenham. Sergio Aguero ayaa waxa uu ku rajo weyn yahay in xilli ciyaareedkan ay guuleysato kooxdiisa,xiddigan waa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan