Home / 2019 (page 140)

Yearly Archives: 2019

Farriin jaceyl oo 77 sanno kaddib gaartay qofkii loo waday!

Himilo FM – Phyllis Ponting oo ah ayeeyo 99 jir ah ayaa lagu wareejiyay warqad jaceyl oo uu qoray nin askari ahaa oo ay u dooneyd oo la aaminsan yahay inuu ku dhintay badda Atlantic-kada. Bill Walker oo ah ninka ...

Read More »

Musharixiinta u taagan abaalmarinta xiddiga sannadka Afrika oo la shaaciyay

Himilo FM – Maxamed Saalax, Sadio Mane iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa mar kale isugu soo haray abaalmarinta xiriirka kubadda cagta Afrika ee (CAF), sannadkii labaad ayayna u tartamayaan seddexdan xiddig abaalmarinta shaqsiga sannadka ee laacibka ugu wanaagsan qaaradda Africa. Saalax ...

Read More »

Habab cusub oo hagaajinaya caafimaadkaaga sanadka 2019

Himilo FM – Dhalashada sanadka cusub, waxay u badan tahay inaad ka fekirayso horumarinta wax badan sida caafimaadkaaga oo ay tahay inaad ilaaliso. Sida caadiga ah, inta badan waxay talada caafimaadka ku soo uruurtaa samey socod badan, miisaankaaga oo aad ...

Read More »

Roberto Martinez oo Eden Hazard kula taliyay in uu sii joogo Chelsea.

Himilo FM – Tababaraha reer Belgium Roberto Martinez ayaa kula taliyay Eden Hazard in uu sii joogo Chelsea maadaama uu wax badan ku sameyn karo Stamford Bridge. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara waxaa heshiiskiisa ka haray 18 billood oo uu kula ...

Read More »

Haweenay saygeeda ku iibinaysa lacag dhan $20 kun oo doolar

Himilo FM – Haweenay u dhalatay dalka Jarmalka ayaa qaaday tallaabo dhalisay dood xooggan kaddib markii ay soo bandhigtay in laga iibsado ninkeeda sida uu ku soo waramayo wargeyska “The Sun” ee dalka Ingiriiska. Haweenayda ayaa sheegtay inay ka quusatay  ...

Read More »

UNICEF: 400 kun oo cunug oo dhalan doona maalmaha ugu horreeya 2019

Himilo FM – Hay’adda UNICEF ee u qaabilsan QM arrimaha carruurta ayaa shaacisay inay dhalan doonaan 395 kun oo cunug caalamka oo dhan maalmaha ugu horreeya ee sanadka 2019-ka. Carruurta ugu badan waxay ku dhalan doonaan koonfurta Asia, waxaana la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan